Safiirka Ingriiska U Fadhiya Dalka Itoobiya oo Ka Hadlay Arrimaha Somaliland, Somalia, Djibouti

 



Addis ababa (TNN)-Safiirka Ingiriiska u fadhiya Dalka Itoobiya, oo ka hadlay arimaha Somaliland , Somalia, Djibouti iyo , Itobiya una qaabilsan arimaha Midowga Africa, ECA, Djibouti ayaa waraysi gaar ah guriga uu deganyahay kulan uu ugu samayey Dr. Moha Farah Jire oo ah Saxafiyad Arima ha Africa iyo Caalamka ee Nabadgalyada, Diplomasiyada, Siyaasada aad ugu dhuun daloosha kag a xog waramay arimo dhowr ah.


Safiirka ingirska Amb. Greg Dorey oo ka hadlaya xanibaada u socdaalista Somaliland ee Muwaad iniinta Reer Ingiriis aya yiri Runti Ingiriisku waxuu aad ugu dhuun daloolaa wax wel oo ka dhacaya Qaarada Africa gaar ahaan Somaliland oo ay xidhiidh la leeyahin la hal maala Amniga, Nabad gelyada, Horumarinta iyo Saaxiibtinimo guud.

Waxuu safiirku shegey inay u shaaciyeen sabab la xidhiidha xuquuqda muwaadiniintooda oo ay tahay inay wer galiyaan khataraha Amni daro ee ay wajihi karaan, waxn se aad ugu han weynn ahay ayuu yidhi safirku inanu xidhiidhkayagii wacnaa ee Somaliland xukuumadeeda aanu la lahay n aanu soo celino,Somaliland waxan la leenahay xidhiidh wacan oo waaray , waxanan ugu han we ynahay in dhakhso loo soo celiyo walaltinimadeenii wacnayd , waxan sidoo kale ku hanweynahay in Somaliland Masuuliyeenteedu ay yimadan shirka Somalia ee Uk Xukuumadedu qaban qaabinay so, oo Somaliland iyo Somalia ba ay ka qayb gali doonan, anagoo jecel in ay Somalia siin doonto

Xuquuqda Somaliland ledahay ee ay 20 ka sano inta ka badan kusoo caano mashey nabad waar tey, iyo dimoqraadiyad xitaa doorashooyin la isku bedalay madaxweynayaashooda, waxan isku dayi doona in wax wel oo surto galinaya in shirka ay wada yimadan anu samayno si Mustaqbalka halowsanaa mudada badan ee hada soo if baxay anu u hirgalino isagoo baaxad leh ayuu yiri Saf iirku Waxuu u hambalyey Dowlada Itobiya oo hogaaminta Jagada AU ga loo doortey oo uu tilma mey inay hab sami u hanan karaan xilkan midho laga dhaxlo iyo taariikhna uu kaga tagi tagi doon o Gudoomiyaha cusub ee AU da Mr. Haile Mariam Desalyn sanadka danbe
 

Waxuu safiirka Ingiriiska Itppbiya u fadhiyaa xusey in Djibouti ay sanadkan bisha sedaxaad ka yagleeli donan xidhidh quwad leh o hirgalinaya in Guud ahaan geeska Africa waxii nabad galyada ku saabsan lagala xidhiidho Ethiopia iyo Djibouti oo ah udub dhexaadka Geeska Africa
 


Source: Waaheen