SAGOOTIN GUDDOOMIYE-KU-XIGEENKA XISBIGA UCID EE TORONTO

 




GUDDIDA xisbiga ucid ee magaalada Toronto ayaa caawa iskugu timid casho sharaf si ay ugu sii sagootiyaan Guddoomiye ku xigeenkooda xisbiga ucid ee magaalada Toronto dal ka Canada Md Cumar Mahdi Xuseen. Cumar Mahdi Xuseen ayaa maalinta salaasada ee bishu tahay 30 october 2012 u kicitamidoona dalkii hooyo.

Guddida ayaa guddomiye ku xigeenka M d Cumar Mahdi kula dardaarmay talooyin wax ku ool ah islamarkaana uu noqdo xidhiidhiyaha taageerayaasha xisbiga ucid ee Waqooyiga Ameerika.

 

 


Wa billaahi Attawfiiq

Axmed Cali Ibrahim Sabeyse
Guddoomiyaha Xisbiga UCID
Laanta Magaalada Toronto.