Sarkaalkii Khatuuma ka so go'oosta ma dib ugu noqo yaal la odhaneya, Keyse wa geesi somalilander ah

 


Mudo badan beynu uu haraadaneyn beelaha bariga somaliland insy maamulkeena kuso biiran dun fii kuwa la tabayo ama ugu miisanka weyni beelaha bariga somaliland ee ila maanta inaga maqani, runtiina wa waaxda ila maanta maamulkeenu ka dhutineyno waxad mood in ay somaliland dhincuu n ka rarantahay ..

Waxaynu u baahan nahay haddii an la isnidha tireyn runtii, in aynu garaadada iyo siyaasiyinta ma cquulka ah so dhaweyno oo aynu gogosha lagu baaqyo lagaga dhabeeyo oo aney noqon mid idaa cadaha laga iclaamiyo ficil ba loo baahan yahay ee af looma baahan wax laga sheego...

Waxa hadda ba nasiib daro ah sarkaalkii iyo siyaasigii inoo soo hiloobaba ama inaguso biira ba - in ay jirto koox waxmatarayaal ah oo beelaha bariga ka so jeeda u fadhidu madaxtooyada kuwaaso barubagaadhe iyo xusud ku kacaya madaxda inagu so biirtey, waxa iyaduna nasiib daro kale noqo neysa madaxtooyadii oo gacan sare la leh kuwa habdhaqankaasi xun kula kacaya madaxda inoo so dhigo rogata ee sharafta leh.

Haddii an dib ugu so noqdo maqaalkeygan iyo ujeedada igu kaliftey ee an aad uga xumaaday wa wasiirul dawlihii nabadeynta gobolada bariga somaliland md Keyse A Yussuf. waxan maalmahan ba idaacadaha iyo saxaafad ku arkeyay kuwo doonaya in ey shaadhka ka wiskheyaan kune tilma am ay inu hubkii oo la so galay sarkaalkaasi u lacag kaga iibsaday dawlada somalilandjm waxase runtii isweydiin mudan mudan sarkaalkaasi hubkii u sitey ama ciidankiisu sitey iibiyay maxa looga dhigay wasiirul dawlaha nabadeynta gobolada bari? runtii waxa caado inoo noqotey marka wasiir ama nin madax ahaan jirey xilka laga qaado ba in islamarkiiba casaabad lagu kiciyo in shaadhkiisa iyo maga ciisa ba la wiskheyo,

Keysa Yussuf runtii wa mujaahid, geesi kaso go'oostey maleeshiyo somaliland diid ah baal dahaba ayu bulshada somaliland ka mudan yahay ila maanta, wa geesi uso hiloobay inu ka mid noqdo maa mulka somaliland waase nasiib daro sida qariban iyo habdhaqanka xun ee lagu la dhaqmay WASII RUL DAWLAHAASI la ceydhsaday markuu wasaaradiisi dhaqaale u waayay madaxtooyaduna dag aal hor leh ku qaaday sidii u mar labad ugu biiri laha kooxda khaatumo..'

Maaha in aynu kala raaco madaxda gobolada bariga ee xilka iyo magaca ku loolamaya, dawladeen u waxay gacan iyo garaba siisay Xagle Toosiye oo ad ogeydeen halka u ka taagna somaliland, Ke yse Yussufna wa mujaahidkii ugu horeyay ee la so gala somaliland ciidan iyo saanada.. sida la she ega yo Xagl Toosiye lamuu so galin hub iyo ciidan toona..'

Bil iyo badh an dalka jooga ama an kusugna waxaan dadbadan oo ku dhawdhaw wasiirul dawlaha a si Keyse iyo maamulka madaxtooyada inu wasiirkaasi la' yahay xafiis iyo meel u ku hawlgalo kun a shaqeeyo, waxa la i sheegay in loo diiday inu madaxweynaha la kulmo isagoo dhawr goor cods ad ay inu madaxweynaha la kulmo, wa la ii sheegay inu mudo ku maqna Widhwidh oo aheyd daga ankii u ka so jeeday cadhan ku maqna, runtii waxa la i sheegay iney dhalinyaro badan oo u badan dhalinyaro reer BURCO AHi, markii horena u hawlgalay sidii u ugu so biiri laha somaliland Keyse iyo ciidankiisi, imikan dib ugu so celiyay magaalada HARGEYSA runtii Cumar ahaan maalmahaasan la kulmay wasiirul dawlahaasi Keysa wuxu ila muuqday wasiir macquul ah oo la' meel uu xilkiisa ku guto sida xafiis iyo dhaqaalihii wasaaradiisa lagu dhaqaajin laha taaso ay isaga gudbeen mas'uulin madaxtooyada ka tirsan iyo koox beeshiisa ka so jeeda oo an ogoleyn inu wasiirku hawshiisa guto..

Waxan haddaba leeyahay maamulka madaxtooyada ka arimiya ee labada masuul u kala hiilineya in ay dhexdhexaad ka noqdaan oo ay midnimada iyo wadajirka somaliland ilaaliyaan o ey sharafta iyo karaamada madaxda iyo beeshooda dhooraan. Keyse na waxan leeyahay muwaadin xalaal ah baad tahay e xisbiyada mucaaridka kuso biir si ad u toosiso maamulkeena khaldan e an majarihii dimqradiyada iyo hormarka midna an ku shaqeyn...ama baal marsan..

Haddii an laba ery ka idhaahdo shirka maanta ka dhacaya dalkaasi Turkiga, waxan maqlaya maxa laga doonaya wuxu aaminsan yahay somaliweyne Turkigu yee iwm, waxad in badan maqleyseen dawlada Mareykan ay go'gol u dhigtey Falastiin iyo Israaiil, wa marag madoon inu mareykanku la socdo dawlada Israiil islamarkan anu ogoleyn dawlada Falastiin la yidhaahdo oo bariga dhex ka dhalata, haddaba wali ma maqasheen maamulka Falastiin oo ku gacan seydhey Mareykan oo yidhi go'shaasi iman meyno iwm, haddii u codsigu ka yimid Turkiga wa in la ajiiba oo loo taga lana tusa ama si cad loogu sheega mawqifkeena iyo sida ay inooga go'an tahay gooni isu taaga somaliland oo labalabacda iyo mugdiga laga saaro qadiyadeena..



Guul baan u rajeynaya somaliland

 

 

 

 

Cumar Daarood Xassan
Norway