Shil baabuur oo ka dhacay Maqaaxida Inanta ee galbeed ka magaalada Hargeysa,oo dhimasho iyo dhaawacba geystay

 


Hargeysa (TNN):-Sida warar hadda na soo gaadhay sheegayaan,shil dhimasho iyo dhaaw acba geystay,  ayaa ka dhacay agagaarka Maqaaxida Inanta ee Galbeedka magaalada H argeysa.Waxaa shilkaasi ku geeriyooday, Rabbi naxariistii janno fardwasa ha ka waraabi ye, Maxamud Aw Siciid iyo dhawr qof oo kale, halka dad kalana  dhaawac ka soo gaadhay shilkaa baabuur.

Dhaamaaan dadkii dhaawac iyo dhimashaduba  soo gaadheen,ayaa  waxaa loo soo qaad ay  dhinaca Cisbitaalka magaalada Hargeysa .

 


Timacade News Desk
Hargeysa,Somaliland