Shirkada Zamzam oo soo bandhigtey Badeecaha Kala Duwan Ee Ay Soosaarto





 

Shirkada Zamzam oo kamid ah shirkadaha wadaniga ee kuyaala somaliland ayaa soo bandhgtey Badeecaha Kalla Duwan Ee Ay Soosaraan.

Hargeysa (TNN)-Shirkada Sam Sam waxaa La Asaasey Sannadii 2004 waxaana asaasey  Qanac sato Somaliland ah waxaana ujeeda kowaad ee ay ka lahaayeen ay aheyd si loo hella  wax soo saar dalka gudihiis aah si lagaga Maarmo Badeecaha kalla duwan ee Dalka Dibadiis ainooga  yim aada Waxayna ilaa Hadda ku Guuleysteen Hadafkoodii ahaa in la hello waxsosoaar dalka  gudihi isa ah ...


waxaa ay shirkadu soosaartaa Badeecaha kalla duwan shirkadan oo laga is ticmaalo  wadanka Gudihiisa lagana maarmey Badeecaha Dibada inooga Iman jirey waxaana Kamid ah Badeecaha ay Soosaar.

Sharaabka la qaso oo u kalla bax Shan qaybood oo kalla ah Cananis,cambe,liin,fiintoo iyo tufaax oo kamid ah sharaabka looguisticmaal badn yahey dalka gudihiisa gar ahaan Bisha Barakeysan Ee Ramadaan waana wax lagu faano in dalka ay kutaalo warshad soo saarta sharaabka kalla duwan ee laqaso taasi oo dalka gudihiisa lagu sameeyo waana Horumar Balaadhan Oo  Somalila nd Gaadhey.

Badeecaha Kalle ay Soosaarto Shirkada Samsam waxaa kamid ah Nacnacyo kalla duwan oo ay kamid yihiin Nacnaca Hahda leh {mint}Nacna waaweyn iyo walibaka yara yar.. kuwaasi o dham aan tood lagu sameeyey somaliland laganana maarmey nacnacyadii dibada dalka inooga iman jirey waan horumar badaladhan oo kalle.

Sidoo kalle Badeecaha kalla Duwan Ee Ay Soasaarto shirkada Sam Sam waxaa kamid ah Jibista oo aad looga isticmaalo dalka gudihiis iyo waliba wadamada jaarka taaasi oo ah mid dadku aad ujecel yihiinw xay u kalal baxdaa dhawr nooc oo kalla duwan iyadoo qofwaliba ta dookhiisa ah oo iibsado waxay kalla leedahey Jibista Qabaw iyo Jibista Kulul.. waxay nooca cusub ee jibista dalka laga soosaara ay gabi ahaan ba hawada kasaartey jibistii dalka dibadiisalaga keeni jirey waxayna noqotey mid kato iyo dhadhanba sareysa.

waxaa kamid ah Badeecahakalla duwan ee ay soosaarto Samsam Caanaha waxayna  u sii kalla baxaanSeddexnooc Samsam,Pickaw iyo Linda oo ah kuwo tayadoodu aad usareyso Kuwaasoo laguugu soo ridey kartoon iyo baaldi waxtar leh marka ad kadhameysato waxaanu caanaha aad looga isticmaalaa magaalooyinka kalal duwan ee somaliland waxaaney ku tuseysaa sida wacan ee shirkada samsam ay Horumarka dalka qaybta Balaadhan ka jirto waxaanu shirkada  mar  wal ba dadweynaha usoo saartaa kalla duwan oo ay kaga maarmaan, alaabaha kalal duwan ee  da lka dbadiisa laga keeno waxaana ay mudooyinkii ugu dambeeyey ku jirtey waxsoosaara ad  uta yo sareeya iyadoo shacabka somaliland ee isticmaala Maciishadahan kalla Duwanina ay aad  U soo Dhaweeyeen Waxsoosaarka Shirkada Samsam..

Shirakada Samsam Waxaa kalle oo ay Qayb Muhiim Ah kaga jirtaa yareynta shaqo yaraanta  d alka kajirta waxayna shaqaaleysiiyey in kabadan 100 Dhallinyaro ah waxayna ku tuseusaa  Kaa linta Lama iloobaanka ah ee Shirkada Sam kaga Jiro shaqaalayta iyo dhaqaalaha dalka....

Waxaa Kalle oo ay shirkadu Hadda ay Tahey wakiilka Gobolka Hargeysa Ee Warshada Soosaara biyaha Ee Saxan Saxo Oo Fadhigeedu u yahey magaalada Burco......



Axmed maxamed Shaqalle
Hargeysa Somaliland