WAR SAXAAFADEED


 



“Waxaan maanta oo ay bishu tahay 6/04/2011 ku dhawaaqayaa in la qaban doono shirkii golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye taariikhdu marka ay tahay 6 june 2011.


Sidaas darteed waxaan ka rajaynayaa dhammaan xubnaha Golaha dhexe inay u diyaar garoo baan siday uga soo qayb geli lahaayeen shirka.

Iyada oo shirka wakhtigiisu dastuuriga ahaa dib uga dhacay laba jeer oo hore duruufo jiray awgood.”


 


Jaamac Ismaaciil Cigge (Jaamac Shabeel)
Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee KULMIYE