SHIRQOOL SIYAASADAYSAN  IYO WANJALAADA CUSUB  BAA KA TA AG AN DALKII SOMALILAND, EE FALAADHA CIR KA LOO TUURAY CID WALAY FILO

 


Dr. Ahmed Ali Oday


Waxa bar yahan ba ku soo bada naya Dalkeenii, Somaliland, arimo fara badan oo wada cusub. Wax aka mid ah.

1- In Dad ka lays ka xidho, laguna iloobo halkaas
2- In laysu soo kiraysto Dilayaal oo si dhib yar layso khaarijiyo
3- In lagu kala aar goosto Mansab ka ama masuuliyad la hayo.
4- In sharcigii noqday la jiifiyaan banana , la toosi yaan banaad.
5- In lagu xoogsado shaqadha loo hayo umada
6- In qabiil kii iyo qoomiyaddii lays ku khaldo
7- In masuuliyaad kii isku cayn iyo bayd goaan
8- Iyo qaar kaloo badan.
Hadaan hoos uugu daadago ujeeda dayda, waxa jira dhac-dooyin , maalin walba ina soo mara , oo n wax ba lagu qaadan, oo maalin wal ba inagu cusub.
Waxaynu wada ognahay, falkii foosha xumaa eek u dhacay Mujaahid Mohamed Kaahin Ahmed, iyo tii Xildhibaan Qabile, iyo tii Hubaal iyo qaar kaloo wali qarsoon.

Runtii arima haasi wax loo dul qaadan karo way ka bateen, waxaan tusaale usoo qadanyaa Nin ko rnayl ah, oo dhakhtarna ah, in loo xidhay reer nimo, iyo utun hoose, tiiyoon wax cadayn ah na laba baadi doonin.Nin kaas waa Ahmed Ali Oday, waxaan filayaa inuuu yahay nin laga dharag san yay warkiisa. Anigu waxaan aqaanayn mudo ku dhaw 45 Sano, si qoto dheer na waan u aqaanaa, waa nin aqoon yahan ah, waa nin aanay ka suuroobin fool xumo daa loola badheedhay, Waa nin xil wayn u hayay umadda, waa nin aad uugu damqada reer Somaliland yar iyo wayn ba.waa dhakhtar kii indha.
Hadaba waxaan leeyahay, hadii tuhun ba jiro, maxaa loo hor keeni waayay sharciga, Taasi waxay markhaati u tahay, inaan loo hayn, wax lagu keeno maxkamad, dabadeed waxay noqotay in sidii MASKA IYO QOROTADA ,(WAXA JIRAY MAS KA UGAADH SANAYAY GEED DUSHIISA, MARKII DAMBE AYUU QABTAY QOROTO, WAY KU CADAATAY TALO, HADUU LIQO, WUU DHIMANAYAA, HADUU TUFA NA WUU INDHO BEELAYAA, WUXUU TALO KU GOOYAY, INAY NAFTU MAR KA WADA BAXDO. TAASAY NOQOTAY XAAL KII oday. , MARKII LAGU CADAYN KARI WAAYAY, WIXII LA DOONAYAY, AYAA LA GU ILOOBAY HALKII, WAAYO LOOMA HAYO, WAX UMADA LOO SHEEGO.
Ahmed Ali Oday, wuxuu u xidhan yay, waa siyaasad qarsoon, waa aar-goosi cid kale loola jeeday, waa raali galin cid lagu raali galinayo, isagoon wax dambe ahna qabin.

Ta kale, waxa halkaa ka muuqda in lagu doonaya colaad abuur, iyo faal celin. Waa arin siyaasaday sa, iyo jaah wareerin loogu tali galay Dhamaan reer Somaliland. Waxaad mooda Niman ka u taliya Dalka iyo dad kaba inay ku qalin jabi yeen sida umada looga lumiyo, hadaf kay leedahay. .

Nin baa laga sheegay walaahi iyo tii xilood hadaan dawgaa laga guurin, inay goroyo heer yaysani ka soo bixi, maan ta waxaan hadal kaygii kusoo gaba gabynayaa,Sidaa Maan ta loogu iloobay xad higa baadil ka Ahmed Ali Oday, ayay maalin wal ba ku began tahay mid ka mid ah, umada reer Som aliland, nin walibana wuxuu ku ambabiri doona, markay godihiisa timaado dhib to. Hadii dulmiga la d aawado, wuxuu dhaxal siiya umada, tafaraaruq, iyo aamin daro, kala dambayn la,an, iska hor imaa d fool xun, taasina cidnaba dan teeda maah, ee reer Somaliland ha ka toosaan hurdada.

Dawladana waxaan leeyahay, cadaaladiin ma sidaas baa, waar ilaahay ka baqo, oo dad ka ama ma xkamad geeyay, ama sii daaya. DAD KANA CUNAHA HAYS KAGA MARIN .FIIRO GAARA SA DULMAN AHU W3AX ILAAHAY HA KA SOKEEYA MALAHA, MARKAY QABSATO DAWLADEENU, , ARIJN KEENU NA WUXUU MARA DIGIGA GAWRAC , WAYSHU8 HA KU QUUSATEE, WAANA WIXII SHALAY LAGA DAGAALAMAY


WAA BILAAHI TAWFIIQ
 

 

 


Abdulkhaliq Mohamed