SHIRQOOLKII QARNIGA EE SOMALILAND LOO MALEEGAY!!!

 


 

Taariikhdu waa Bishii March 1991 ummaddii laga barakiciyey dalka weli waxay ku sugan tahay xeryihii qaxoontiga ee bariga dalka Itoobia. Hindisaha halkan ku lifaaqan dib u mil icsada oo barbar dhiga aafaadka maanta dalkeenii ku habsaday.


Akhristoow bal iswedii cidna uu ka hororsanaya iyo hamuumta heysay. Miyaanay cadda yn oonay markhaati ma doon ahayn in aan marka horeba salaqadu inoo wada xidhnayn. Maantana waa mar seddexaad iyo godkii halaqa kol haddii intii ku abtirsan jirtay argag ixiso, xagjir diimeed mayal adag, xajir siyaasadeed, weji ku macaash iyo maxaan cunaa ka dhex shirbeynayaan qasrigii dalka looga talinayay..

 

HALKAN KA ROGO

 



Ahmed  Sabeyse