Ogeysiis soo dhaweynta Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye iyo wafdigiisa ee Bristol UK


 




Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan taageerayaasha Kulmiye iyo jaalliyada reer somaliland ee Br istol iyo nawaaxigeeda , in uu marti inoo yahay halgamaagii weynaa,isla markaana ah Gudoomi yaha Xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye, maalinta Axda ah ee bishu tahay 4/3/2012 magaalada Bristol.

 

Waxaana weheliya laba mudane oo ka tirsan golaha wakiilada oo kala ah Mudane Mahdi iyo C ali Aareeye.



Hadaba waxaa uu la kulmi doonaa jaalliyada iyo taageerayaasha kulmiye ee Bristol UK .Wixii faafaahin ah ee intaa dheer waxaad kala soo xidhiidhi kartaa.

1-Axmed cumar xasan(cadaadley) 07795431216
2-Cabdi ismaciil maxamuud 07852178813
3-Maxmed xaashi bacado 07985010350
4-Cabdi daahir camuud (dheere) 07944668462
5-Cabdirisaaq Ibraahim kooshin(alpho) 07983331114

 


Goobta shirku waa:Holland Hotel (Mercure) Redcliffe Hill Bs1 6sq.Bristol UK.
Saacada shirku bilaabmayaana waa: 3:00 galbnimo ilaa 7:00 fiidnimo

 


Waxaa kale oo oo ka soo qayb geli doona xubno sarsare oo ka tirsan dawladan Ingiriiska.
Sidaasi iyo ka soo qayb gal wanaagsan.
 

 


Mahdsanidin