Suntii Greenka ahayd oo gabi ahaanba laga mamnuucay Holland (Jaad)
Holland (TNN)-Xukuumada wadanka Holland ayaa gabi ahaan joojisay
Cunistiisa iyo Ka gana csigiisa Qaadka, ka di markii ay xukuumadu u
dirtay warqad aqalka Baaramnka, iyadoo Baa rlamankuna mar horeba u
codsadeen joojinta Qaadka,WWaxaan lagu daray liiska Mukhaad araadka.
Qaaadka oo sida la og yahay
caafimaadka dhibaato weyn u geysta, ayaa waxa uu sooma alida ku
haayaa dhibaato aad u laxaad leh, kuwaasioo ay ka mid tahay
inuu qofku noqdo caajis ma shaqeysta ah.
Soomalida qaadka cunta ,ayaa waxay sheegeen inaanay sinaba u deyn
karin qaadka, hadii Holland laga
joojiyana , ay u guuri doonaa
England iyo Africa. Waxaa kale oo
go'aankan la gu joojiyey Qaadka , aad u soo dhaweeyey dumarka oo ku
tilmaamay masiibo ragii Soomaa liyeed ku habsatay.
Timacade News Desk
Holland
|