Taageero Buuxda : Cuqaasha & Guurtida Gobolka Oodwayne

 

Anaga oo ah Cuqaasha & Guurtida Gobolka Oodwayne, waxaanu si buuxda u taageerayna go’aanka geesinimda ah ee Golaha Guurtidu ku bad-baadiyeen Jumhuuriyada curdinka ee Somaliland. Waxaanu ilaahay ka baryaynaa inuu bisha April lixdeeda, iyo inta ka danbaysaba inagu manaysato raxmaad iyo nabadgelyo waarta.



Waa Bilaahi towfiiq. / Fadhigooda - Gobabka Oodwayne. 29/3/2009



Chief Caaqil Abdi Xuseen Libaax Muuse.
Chief Caaqil Mataan Xaaji Xuseen Xaaji Xassan
Chief Caaqil Darood Xaaji Hersi Xandule
Chief Caaqil Cabdi Xaaji Xirsi Galow.
Chief Caaqil Salaan Mohamed Hoori
Chief Caaqil Hassan Mohamed Rooble
Chie Caaqil Mohamed Xuseein Hassan
Chief Caaqil Abdillahi Nuur Heetye
Chief Caaqil Warsame Ismail Dhuxul
Chief Caaqil Cabdi Aw Magan
chief Caaqil Cali Nuur kediye
chief Caaqil Mohamed Dahir
Oday Xaaji Xasan Cali Egal
Oday Ismail Warsame Guhaad
Oday Cabdi Jama kaahin
Oday Nuur Kaarshe Rooble.

 

 


Khadar Jama

khadar.jama@yahoo.com