TAAGEERO IYO BOGAATIN GUDOOMIYAHA GOBOLKA M/J EEX EE BEE SHA MAKAAHIL U GARATAY:, AQOON YAHAN SICIID MUSE CABDI “BUSTAALE”


 

 


Anigoo ah Aniis Cabdillahi Ciise ” Shalakho”, kuna hadlaaya magaca dhalintii hore ee xaafada GOLJ ANO EE HARGEYSA, waxaanu halkan ugu soo gudbinaynaa taageero aan la soo koobi karin baaxad eeda iyo boggaadin beesha MAKAAHIIL ee garatay in maanta la gaadhay xiligii loo soo xuli lahaa Gudoomiyaha Gobolka maroodi jeex oo ah meesha ay ku taalo caasimada Somaliland, nin hawshaa culus ka dabaalan kara oo leh…..Aqoonteedii, waayo aragna ah, karti, cadaalad, dhexdhexaad, ku dhaceediina leh.


Siciid Muse Cabdi ” Bustaale” waxaa uu ka soo jeedaa kuna soo barbaaray xaafada magac dheer ku leh somaliland ee si laxaad leh uga qayb qaadatay halgankii dalkan lagu xoreeyey ee magaca dheer leh ee la yidhaah ” GOL JANO “. Siciid Muse Cabdi ” Bustaale” waa nin aqoon u leh magalada hargeysa , maamuus iyo qadarina ku leh dhamaan caasimada hargeysa oo ah nin laga yaqaan xaa fad walba oo ah hargeysadii hore, Siciid waa nin u leh aqoon maamulka dagmo ilaa heer qaran kan a soo shaqeeyey , waa nin lagu aamini karo not only gobol ee wadanka oo dhan.

Siciid Muse Cabdi ” Bustaale” waa nin aad ugu soo dagaalamay wadankan somaliland , waa nin ka mid ah ragii aasaasayaasha xisibiga talada haya ee kulmiye, taana waxa markhaatigeeda ah ” Muj aahid Muse bixi “. Hadaba waxaanu leenahay madaxweynaha iyo maamulka wadanka in uu yahay siciid Bustaale nin hawshaa si fiican uga bixi kara oo aqoon iyo raganimadeed leh ee yaan lagala m asuugin.


Anigoo ah Aniis Cabdillahi Ciise waxaan ku hadlayaa aqoon aan u leeyahay siciid muse cabdi oo aa nu ilaayo caruurnimadii soo wada kornay, taas oon maant leeyahay beesha makaahiil kolkaad sic iid u soo magacowdeen maamulka maroodi jeex aqoon yahan and mujaahid Siciid Muse Cabdi waa garateen in gobolkan ninka kaliya ee ka bixi kara ee lagu aamini karaa yahay isaga.


Mujaahid Siciid Muse Cabdina aan intan ku idhaahdo…..here we go

YOU HAVE GOT THE RIGHT ONE, BROTHER….
YOU ARE THE ONLY ONE WHO THE CAN DO IT, LIKE YOU DO IT,
YOU ARE THE BEST. YOU HAVE WHAT IT TAKES. YOU HAVE GOT THE POWER FROM GOLJANO
YOU AND ONLY YOU HAVE WHAT YOU HAVE, AND NOBODY CAN TAKE THAT AWAY FROM YOU.
YOU COME FROM THE BEST ” GOL JANO”, THE BEGINNING, THE SOURCE. YOU ARE DESTINED TO BE GREAT. YOU INHERITED A LEGECY OF SUCCESS FROM THOSE WHO CAME BEFORE YOU.
THEY KNEW YOU COULD DO IT,TOO! YOU WILL LIGHT UP IN HARGEISA
YOU ARE THE BEGINNING AND THE END OF THE PHENOMENA CALLED YOU
YOU STAND HEADS ABOVE CROWD. WHEN YOU PUT YOUR MIND TO SOMETHING ,
YOU GET IT DONE, SO WHAT ARE YOU WAITING FOR?


Waxaan ku soo xidhayaa taageeradan madaxweyne siciid Muse cabdi waa ninkii ay hargeysi u baahneyd ee dagdag qalinka ugu duug magacaabistiisa …..mar labaad dhamaan dhalinta xaafada reer gol jano waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan siciid iyo beesha makaahiil ee u soo magacowday siciid badhisaabka maroodi jeex

ALLAA MAHAD LEH

 

 



ANIIS ABDILLAHI ESSA

ODL CIYAALO GOL JANO
WASHINGTON DC . USA