TACSI: Innaa Lilaahi wa innaa ilayhi Racijuun

 


 


Geeridii Madoobuu wadnuhu gaw na soo yidhiye


Anigoo ah Ahmed Abdullahi Obsiye kuna hadlaya magacayga iyo kan jaaliyadda Re er Somaliland ee ku dhaqan carriga Norway, waxaan halkan tacsi u diraynaa:

qoyskii, qaraabadii, asxaabtii iyo dhammaan ehliyaddii uuka geeriyootay Ilaahay janadiisii FARDAWSA haka waraabiyee Marxuum Cabi Xasan Seed(Cabdi Madoobe) oo ka tirsanaa waxgaradka iyo cuqaasha Somaliland gaar ahaan Gobolka Gabiley. Waxaanu EEBBE ka baryaynaa inuu Samir iyo iimaan dhammaanteen inaga siiyo. Geeridu waa xaq, noolana waa dhinte.. "Those who if a disaster/every thing hated struck them they said: "`We are to God, and we are to Him returnig».
AAAAMIIIN; AAAAMIIIIN
 


Ahmed Abdullahi Obsiye

Oslo, Norway