TACSI alaa yarxamuh hooyaday mako xaaji cawad oo maraykanka ku
geeriyootay
Waxaan tacsi u dirayaa ehelkii iyo qaraabadii ay ka tagtay hooyaday
Mako Xaaji Cawad alaa yarxamuh oo
dhawaan ku geerioyootay cariga maraykanka.
Waxaan dhamaan ka tacsiyadanaya caruurteeda
1, khadra ismaaciil aadan
2, xaashi ismaaciil aadan
3, qaaniya ismaaciil aadan
4.nimco ismaaciil aadan
,5. cabdisalaan ismaaciil aadan
6. cabdirisaaq ismaaciil aadan
samir iyo iimaan ilaahay ha idinka siiyo marxuumadana ilaahay haka
yeelo inta janada
ku liibaanta waa bil ramadaane ilaahay waxaan ka baryay inay ahaato
ehelu janaha
hooyaday mako xaaji cawad oo ah dadkii aanu ahayn ilaa waligayo jaar
wanagasan
waxay ku geeriyootay dalka maraykanka.
Waxaan xasuustaa hooyaday mako xaaji cawad heestay anoo yar igu
amaani jirtay [siciisood f ariidoow fanaanoow kii calanka la saaroo]
alaa yarxamuh hooyaday waa qof aan ilaabi karin a ad iigu dheerayd
geerideetuna si gaara ii tabatay inaalilaahu wa inaa ilayhi
raajicuun ilaahoow inta aakhira liibaantay ka yeel ee janadaada
hadhsata amiiiin
amiiiin amiiiin amiiiin
Siciid Cabdi Dheen
dheen2011@hotmail.co.uk
|