Tacsi ka timid Jaaliyadda Reer Gabiley ee Norway





INNAA LILAAHI WA INNAA RAJICUUN,
waxaa 16/8/2013 magaalada Gabiley ku
geeriyooday ALLA ha u naxariistee Marxuum
Chief Caaqil Abdi Aw Cumar Kulmiye. Wuxuu ka mid ahaa madaxdhaqmeedyada
fara ku tiriska ah ee Gobolka Gabiley magac weyn ku lahaa..
Geeridu waa xaq, waxaan EEBBE uga baryaynaa inuu JANADII FARDAWSA ka
waraabiyo. Waxaan halkan TACSI ugu gudbinaynaa Qoyskii, Qaraabadii, Ehelkii iyo
Asxaabtii uu ka geeriyooday Marxuumku ifka uga tegay inuu samir iyo IIMAAN ka
siiyo.inagana SAMIR iyo IIMAAN inaga siiyo.
INAA LILAAHI WA INAA ILAAHU RAAJICUUN. Geeridu waa xaq, noolana waa
dhinte
1. Ahmed Abdullahi Obsiye iyo xaaskiisa ........ Norway
2. Mohamed Ali Ahmed iyo xaaskiisa.........Norway
3. Mohamed yousuf Guleid iyo xaaskiisa .........Norway
4. Sh. Mohamoud Abdillahi Isse .................... Norway
5. Yousuf Mouse iyo Xaaskiisa .................,,,Norway
6. Abdulkadir Cawaale Odowaa .................... Norway
7. Ali Abdullahi Bulhan ............................... Norway'
8. Abdisalaan Aw Ciise Maaweel (Waberi) . ...,,Norway
9. Mohamed cige Cute .................................Norway
10.Ahmed Jibril .............................................Norway
11.Awal Ahmed Abdullahi ........................... ...Norway
12.Faisal Ahmed Abullahi ...............................Norway
13.Asha Muhumad Madar ..............................Norway
14.Cumar Hassan Darood ............................Norway


Ahmed Abdullahi Obsiye
Oslo, Norway
ahmed-ob@hotmail.com