Tacsi ka timid La-taliyaha Madaxweynaha ee dhaqaalaha iyo Ganacsiga Axmed Carwo

 


TACSI GEERIDA .Maxamed Axmed Xasan (Surwaale)

Waxaan tacsi u dirayaa ehelka, ubadka, tafiirta kale, gacalka, qaraabada, xigaalka, xito iyo asxaabta uu marxuum Maxamed Axmed Xasan (Surwaale) ka baxay gaar ahaan reer Axmed Xasan Ibraahim iyo tafiirtooda.. Maxamed oo ahaa nin caan ku ahaa bulshoweynta Hargey sa dhinaca ganacsim nabadeynta iyo arrimiha horumarka bulshada, waxuu ku geeriyooday Addis ababa 4ti January 2014.

Waxuu ahaa Maxamed nin af gaaban, dad-aqoon ah oo asxaab badan bulshaawi laab xalan.

Inaa lilaa wa inaa illeyhi raajacuun.

 


Axmed Xasan Carwo
La-taliyaha Madaxweynaha ee Dhaqaalaha
Ganacsiga iyo Malgashiga

eci.advisor@gmail.com
Hargeysa 063 4096421

http://samotalis.blogspot.com/