TACSI KA
TIMID LA-TALIAYAHA MADAXWEYNAHA EE DHAQAALAHA IYO GANACSIGA
Anigoo ku hadlaaya magaca Xafiiska La-taliyaha Madaxweynha ee
Dhaqaalaha, Ganacsiga iyo Maalgashiga, ka reer
Cabdi Carwo iyo kan xaaskayga Amaal
Cumar Carte waxaan dha mbaal tacsi ah u dirayaa ehelka,
tafiirta, qaraabada, xigto iyo xigaal, iyo shacbiweynaha Somaliland
Geerida Naxdinta leh ee ku timid
Shuuriye Biixi Cabdi, waxuu ahaa siyaasi weyn isagoo ahaa
raggii gobannimo doonka ahaa, noqdayna xildhibaankii ugu horeeyey ee
bee sha Gabooye ee
Tumaalada, doorasho xor ah oo xalaal ah
ku guulaysata welina ayna cidi labayn. Waxuu noqday xildhibaan laga
soo doortay Hargeysa 1960 isagoo sidaas ku noqda y xubin ka tirsan
barlamankii ugu horeeyey ee Soomaliya.
Waxaan ILLAAHAY uga baryayaa Marxuumka inuu naxariistii Janno ka
waraabiyo, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo Dhamaan
Shacbiga Reer Somalilandna uu waafajiyo Samir iyo Imaan iyo duco ay
u fidiyaan marxuumka. Amiin.
Axmed Xasan
Carwo
La-taliayaha Madaxweynaha ee
Dhaqaalaha, Ganacsiga iyo Maalgashiga
eci.advisor@ymail.com
http://samotalis.blogspot.com
|