TACSI KA TIMID LA-TALIYAHA MADAXWEYNAHA EE DHAQAALAHA IYO GANACSIGA

 

 



TACSI: MARXUUM, DR. CABDISHAKUUR SHEEKH CALI JAWHAR


La-taliyaha Madaxweynha ee Dhaqaalaha, Ganacsiga, iyo maalgashiga, Axmed Xasan Car wo waxa uu tacsi Tiiraanyo leh u dirayaa Guud ahaan Shacbiga Somaliland, Qoyska Reer S heekh Cali Jawhar, Eheladii, Qaraabadii, iyo Asxaabtii uu ka baxay Aqoon yahankii weynaa ALLE ha u naxariistee MARXUUM, DR. CABDISHAKUUR SHEEKH CALI JAWHAR oo ku geeriyo oday (13.05.2012) Shil Baabuur oo ka dhacay Wadada u dhaxaysa Boorama iyo Dilla.
-

ILLAAHAY NAXARIISTA JANNO ha ka waraabiye DR. CABDISHAKUUR SHEEKH CALI JAWHAR waxa uu ka mid ahaa aqoon yahanada waa weyn ee u dhashay Dalka Qiimo weyna ugu fad hiyey bulshada iyo Qaranka Somaliland, gaar ahaana Gobalka Awdal, waxaanan illaahay ka baryayaa inuu dhamaanteenba Samir iyo iimaan ina waafajiyo, Cawil-naqiisana inoogu dee qo.

 



http://samotalis.blogspot.com/