Tacsi ku socota . Agaasimaha hctv ee dalka finaland Ad an yuusuf cisman oo hooyadii ku geeriyootay shalay hargeysa
 


Dhaman jaaliyada dalka finald gaar ahaa caasimada helsinki iyo agagaarkeeda waxay tacsi u diryaan Aadan yuusuf cisam, iyo dhaman ilma yuusuf oo hooyadood ku geeriyootay harg eysa shalayto .

waxaan leenahay dhamntayo inaalilaahi wa inaa illeyhi raajicuun kulu nafsi daaiqatul mawt.

Gudoomiyaha jaaliyada. Xasan cali sadexle
gudoomiye ku xigeenka, c/laahi aadan

xasan cumar hure
axmed cisman
c/casiis cabdilaahi
xil.faysal yuusuf
iyo dhaman dad faro badan oo aanan halkan ku soo koobi karin
 




By: Cabdi cisman