TACSI KU SOCOTA AXMED ABDI AW FARAX


 


INAA LI LAAHU WA INAA ILAYHI RAAJICUUN.

Dhamaan jaliyada Somliland ee ku nool magalada Sheffield waxay tacsi u dirayaan AX MED ABDI AW FAARAX .Geeridii naxdinta lahayd ee ku timid xaaskiisii Marxuumada XA YAAD MAXAMUUD XASAN oo ku geeriyootay magalada ARABSIYO ee Gobolka Gabiiley a Maanta 7/3/14 .Sidoo kale waxaanu tacsidan u dirayanaa dhamaan Reer CABDI AW FAARAX, iyo Reer MAXAMUUD XASAN, ehelkii qaraabadii iyo degaanka Arabsiyo. Waxaanu Ilahay uga baryaynaa in uu janadii fardowsa ka waraabiyo dhamaanteen sa mair iyo Iimaan inaga siiyo.Amiin Amiin Amiin........
 


Mataan Maxamuud Cumar
Sheffield UK