Tacsi ku socota Musharaxa M Weyne ku xigeen Xisbiga Waddani Maxamed Cali




Inaa li laahu wa inaa ilayhi raajicuun .


Dhamaan Gudiga Fulinta ee Xisbiga waddani UK , Dhamaan Laa'amaha Xisbiga waddani UK Iyo Dhamaan Taageerayaasha Xisbiga Waddani UK . Waxay tacsi u dirayaan Mush arax Madaxweyne ku Xigeenka Xisbiga waddani md Maxamed Cali Aw Cabdi oo hooya dii Ilaahay ha u naxariistee ay saaka 5/11/16 ku geeriyootay magaalada Boorama. Waxaanu Ilaahay uga baryaynaa inuu janadii fardowsa Ka waraabiyo ,qoyskii ,qaraa badii Iyo Dhamaan ilama Cali Aw Cabdi na Samir Iyo iimaan Ka siiyo Amiin Amiin.

 

Mataan M Omar . Xoghayaha warbaahinta Waddani UK Sheffield.