Tacsi kuso socota geeerida ku timid Mohamed Cali Mahdi oo loo yaqaaney Geelle

 

Waxanu halkan tacsi tiiraanayo badan uga dirayna eheladi, caruurtii qaraabadii u k a baxay marxuumed Mohamed Cali Mahdi oo loo yaqaaney Geelle, waxanu ilaahey u ga baryayna marxuunkaasi inu isagana naxariistii jano ka waraabiyo dhamaan ehel adii, caruurtiisi iyo qarabadiisina samir iyo iiman ka siiyo aamin aamin aamin

Waxa diraya tacsidan tiiraanayada badan..
Aabo Cumar Daarood Hassan, Hooyo Faaisa Jama Caabi iyo dhamaan caruurteyda.


Shakhsi wanaagsan bu aha oo aad iyo aad u naxariis badan oo anad marna sheeka diisa iyo haasawihiisa anad ka xiiso gooyneyn ilaahey qabriga ha u nuuro aamin
 

 


Cumar Daarood Xassan
Norway