Tacsi Kusocota Reer Axmed Jaambiir Kaahin Geerida Naxdinta Leh ee kutimid Marxuum Ismaaciil Axmed Jaambiir oo Saaka Ku Geeriyooday London

 



TACSI : Inna lillahi wa inna ilayhi raji'un ((إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ)

Dhamaan Dadkaasi oo kala jooga dalka dibadiisu waxey tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Qoyska Reer Axmed Jaambiir Kaahin
dhamaan dadka hoose Magacyadoodu ku qoran yihiin oo kunool Magaalada Bristol Uk waxay Tacsi u dirayaan qoyskiii iyo qaraabadii Gaar ahaana Reer Axmed Jaanbiir Kaahin Geeridii ku timid Marxuunka ALLE ha u naxariistii Ismaciil Axmed Jaanbiir oo Xalay ku geeriyooday Magaalada London Uk Qoskii iyo qaraabadii iyo Shacabka Somaliland dalka iyo dibadaba ku kala nool waxaan leenahay Samir iimaan ILLAAH ha ha siiyo Marxuunka janaatol fardowsa ha geeyo.

Aamiin aamiin
1) Maxamed Xaashii Bacado

2) Cabdixakiim Qootaali

3) Axmed Aadan Mooge

4) Eng Xuseen Axmed Caydiid

5)inj Mahamoud Mohamed Bidde

6) Hanad Jaamac Yaasiin

7)Rashiid Maxamed Cilmi (QUDDE

8) Ahmed Cumar Xasan

9) Cabdisalaan Cali Cabdi

10) Aadan Cumar Xasan(fargaz)

11) Abdirasaaq Ibrahim Kooshin

12) Yuusuf Xaashi Cismaan

13) Maxamed Cabdi Fahfahle

14) Xasan Yusuf Siiciid

15) Cali Daahir Siiciid

16) Yuusuf Warmahaye

17) Mukhtar Xasan Xaashi

18) Maxamed Cali Good

19) Maxamed Cabdi Fahfahle (BBC)

20) Cumar Siyaad Cabdillahi

21) Haybe Cali Guun

22) Khaliif Maxamed Cabdi

22) Mahamed Adan Cumer (m dhere)

23)Hassan Ali Amaan

24)Yuusuf Maxamedcade

25)Siciid Calihakaale

26)Faysal Maxamed Badaawi

27)Maxamed Kowsaar Yuusuf

28) Cabdillaahi Caydiid

29) Caydaruus Keyse

30)Keyse Cabdi Caliwayd

31)Ali Mawliid Aw Ali

32)Mohamoud Mawliid Aw Ali

33)Mukhtaar Mawliid Aw Ali

34)Mustafe Xaashi Cusmaan

35)Ciise Mohamoud caydid

36)Mohamed Abdi Obsiiye

37)Yuusuf Mohamed Cade

38)Mohamed Ali Xeyder

39)Bashiir Adan

40)Ibraahim Mohamed H Abdi Caamir

41)Cabdiraxmaan Xasan Cumar

42)Cabdi Maygaag

43) Cabdi Cismaan Xirsi (cabdi dhoore)

44) Ismaaciil Maxamed (ILDAB)

45) Muuse Gaanbiye

46) Ibraahim Cali Cawad

47) Cabdilaahi M axamed Ducaale

Bristol uk.