Tacsi kusocota Xaaji Maxamed Aw Said oo hooyadii ku geeriyootey magaalada Hargeysa shalaytoole


 


Anagoo ah xubnaha hoosta ku xusan waxanu tacsi tiiranyo leh u diraynaa Gancasde Xaaji Maxamed Aw Said oo hooyadii marxuumo Canbaro Faarax Nuur oo ku geeriyootey magaalada Hargeysa, waxanu ilaahey uga baryaynaa marxuumada inuu janadii fardowsa ka waraabiyo dhamaan eheladii iyo qaraabadeediina samir iyo iiman ka siiyo aamin aamin

Cumar Daarood Hassan
Ali Bulxan
Abdisalan Waaberi
Axmed H Noor
Axmed Abdillahi Obsiye
Maxamed Abdillahi Cade Ruush
Issa Faarah
Abdi Jirde Heybe Jire
Abdi Muhumad Madar
Sulub Ismail H Warsame
Ali Maxamoud Noor
Ismail Caduur
Maxamed Aden Liilan
Rashid Looyar
Ismail Qase
Maxamoud Abdillahi Issa
Oday Badal
Maxamed Aden Aamusane
Axmed Cisman Ahmeddheere
Hassan Macalin
Maxamed Cali Xagaa dheere
Axmed Jabuutaawi
Yussuf Gaagale
Shiine Khaliif Odawa
Maxamed Tahar Sulub
Sh. Fuad
Hassan Looyar
John Cawaale
Maxamoud Tayuub Camir
Maxamed Tahar Sulub
Abdi Koosar
Axmed Gaas
Colaad , Sulub
Abdi Bigeys
Abdi Maxamed
Abdi Cumar Tuur
Abdiraxiim Noor Xirsi
Jamal Adariyo
Ibrahim Qawdhan
 

 


Iyo qaar kaloo badan, dhamaan dadkan waxay ku sugan yihiin dalka Norway, waxanu mark ale marxuumada illaahey uga baryaynaa inuu naxariistii jano ka waraabiyo dhamaanteena sa mir iyo iiman inaga siiyo aamin aamin aamin
 

 

 


Omar Darood Hassan
Norway