Tacsi kusocta reer Caabi Cawad, geerida Dhamac Caabi

 


Anagoo ah Cumar Daarood Xassan iyo dhamaan caruurteydu waxanu tacsi tiiranyo leh u  dir aynaa dhamaan reer Caabi Cawad meelkastoo ey joogan ba geerida ku timid DHAMAC CAABI CAWAD oo maanta lagu aasayo magaalada Hargeysa waxanu si gaaraha uga tacsiyadeynay aa geeridasi ku timid adeer Dhamac Caabi xaaskeyga Faisa Jaamac Caabi, waxanu  marxuu nka naxariistii jano uga baryaynaa inuu ilaahey ka waraabiyo janatul fardows, dhamaantee na samir iyo iiman inaga siiyo Aamin Aamin Aamin

 

 


Omar Darood Hassan

Norway