WAR-SAXAAFADEED

 


 

 


04/01/2012


Madaxweynaha JSL, Mudane. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u dir ayaa Wasiirka Wax-barashada Tacliinta Sare Marwo, Samsam Cabdi Aadan waxaanu ka ta csiyadaynayaa Geerida ku timid Sayigeedii MARXUUM MAXAMED HUSEEN CAABI, oo ku gee riyooday Wadanka Ingiriiska, waxa kale oo uu madaxweynuhu tacsi u dirayaa Ehelkii, Qara abadii, iyo Asxaabtii uu ka baxay Marxuumku.

Sidoo kale Madaxweynuhu waxa uu Tacsi u dirayaa Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo Dham aan Shacbiga reer Somaliland isaga oo ka tacsiyadaynaaya geerida ku timid Agaasimihii Gu ud ee Wasaaradda Ganacsiga, Warshdaha iyo Dalxiiska ee JSL. MARXUUM CABDILAAHI CA BDI AXMED (KUBADO), oo ku geeriyooday Magaalada Hargeysa 04/01/2012.


Madaxwaynuhu waxa uu ILLAAHAY uga baryayaa Marxuumiintaa inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Qoysaskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo dhamaan shacbiga reer Somaliland-na Samir iyo Imaan ka siiyo.



IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse)
 


Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.