TACSI MARXUUM XASAN HUURIYE CAWAALE
 

Inaalilaah wa ilaa ileyhi raajicuun,


Anigoo ka wakiil ah reer Cabdi Carwo iyo xaaskeyga Amaal Cumar Carte, waxaan tacsi u diryaa duriyada, xaaska, walaalka, waalidka, asxaabta, qaraabada, xigto iyo xigaal geerida Marxuum Xasan Huriye  Caw aale. Waxuu ahaa oday samo-talis ah, cibaado badan furfuran oo gurigiisa lagu soo hirto.

Marxuumku waxuu nolashiisa badi ku qaatay  qurba ha Sacuudiga, gaar ahaa magaalada jubayl oon mud do dheer ku  wada noolayn, Abu Dabay iyo magaalad an uu ku  geeriyooday xalay ee ah Birmingham, cara da Ingiriiska.


Wax la hubo waxa jira waa geeri, ee duco iyo quraan akhris ayaan u dirayaa. Illaahay naxariistii janno ha siiyo, inagana dhammaan samir iyo iimaan.

 


Ahmed Arwo
samotalis@gmail.com
http://samotalis.blogspot.com