TACSI TIIRAANYO LEH

 

 



Anaga oo ah bahwaynta Kulmiye ee UK gaar ahaan Magaalada Bristol waxa aanu Tacsi u
diraynaa Xildhibaan Axmed Weyne Oo Ku Geeriyooday Magaaladda Hargeysa

Caasimada Somaliland ee Hargeysa Alle ha u naxariistee waxa xalay ku geeriyooday maga aladda Hargeysa Xildhibaan Axmed Ibraahim Daahir (Axmed Weyne) oo ka tirsanaa Muda neyaasha Golaha Wakiiladda Somaliland oo sida la sheegay isla xalay xanuun deg deg ahi kaga soo booday wadnaha. Marxuumku waxa uu ka tirsanaa xisbiga tallada haya ee KULMI YE waxaanu ka mid ahaa labaatankii Xildhibaan ee laga soo doortay gobolka Maroodi-jeex doorashadii Baarlamaanka ee dalka ka dhacday 29-kii Bishii September 2005-kii, waxaanu ahaa Xildhibaankii ugu codka badnaa Mudaneyaashii Golaha Wakiiladda ee gobolka Maro odi-jeex. waxaan Ilaahay uga baryeynaa in ILAAHAY geeyo Janatul Fardoosa. Shacabka Somaliland Samir iyo iimaan ka siiyo. aamiin aamiin.

1) Maxamed Xaashii Bacado Gudoomiye Kulmiye Kulmiye Bristol uk

2) Cabdixakiim Qootaali

3) Axmed Aadan Mooge

4) Ing Xuseen Axmed Caydiid

5)inj Mahamoud Mohamed Bidde

6) Hanad Jaamac Yaasiin

7)Rashiid Maxamed Cilmi (QUDDE

8) Ahmed Cumar Xasan

9) Cabdisalaan Cali Cabdi

10) Aadan Cumar Xasan

11) Abdirasaaq Ibrahim Kooshin

12) Ciise Maxamuud Caydiid

13) Maxamed Cabdi Fahfahle

14) Xasan Yusuf Siiciid

15) Cali Daahir Siiciid

16) Yuusuf Warmahaye

17) Mukhtar Xasan Xaashi

18) Maxamed Cali Good

19) Cabdi Gamuute

20) Cumar Siyaad Cabdillahi

21) Haybe Cali Guun

22) Khaliif Maxamed Cabdi

22) Mahamed Adan Cumer (m dhere)

23)Hassan Ali Amaan

24)Yuusuf Maxamedcade

25)Siciid Calihakaale

26)Faysal Maxamed Badaawi

27)Maxamed Kowsaar Yuusuf

28) Cabdillaahi Caydiid

29) Caydaruus Keyse

30)Keyse Cabdi Caliwayd

31)Ali Mawliid Aw Ali

32)Mohamoud Mawliid Aw Ali

33)Mukhtaar Mawliid Aw Ali

34)Mustafe Xaashi Cusmaan

35)Ciise Mohamoud caydid

36)Mohamed Abdi Obsiiye

37)Yuusuf Mohamed Cade

38)Mohamed Ali Xeyder

39)Bashiir Adan

40)Ibraahim Mohamed H Abdi Caamir

41)Cabdiraxmaan Xasan Cumar

42)Cabdi Maygaag

43) Cabdi Cismaan Xirsi (cabdi dhoore)

44) Ismaaciil Maxamed (ILDAB)

45) Muuse Gaanbiye

46) Ibraahim Cali Cawad





Wabilaahi Toowfiiq.by Axmed Aadan Mooge

Bristol uk.