TACSI
TIIRAANYO LEH
Anigoo ah Cabdiqaadir Dayib Askar waxaan tacsi tiiraanyo leh u
dirayaa walaalkay Eng. Siciid X. Cawed Cali, anigoo ka tacsiyadayna
Geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Alle ha u Naxariistee Aabihii
Marxuum Xaaji Cawed Cali oo ku
geeriyooday Magaalo Madaxda Somaliland ee
Hargeysa.
Waxaan Iaahay ugu baryayaa marxuumkaasi dhintay in Ilaahay ka
waraabiyo jannadii Fardowsa, iilka neecaw qabowiyo uu ku siiyo
naruuro. Ehelkii iyo dhamaan dadkii uu ka tagayna samir iyo iimaan
saadiq ah ka siiyo. Aaamin
Aaamin
Aaamin.
Inaali laahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun
By:
Cabdiqaadir Dayib Askar
|