TACSI TIIRAANYO LEH OO KU SOCOTA QOYSKII BAHDA SAXAAFADA IYO UMA DA AFKA SOMALIGA KU HADASHA EE UU KA BAXAY MARXUUM WERIYE C A BDISALAAN SHEEKH XASAN XIIS OO KA MID AHAA WERIYAYAASHA HORN CABLE TV EE MUQDISHO

 

 




Waxaan manta halkan tacsi Tiiraanyo leh Gaadhsiinaynaa Marxuum Weriye C/salaam Sheekh Xasan Xiis oo manta uu ku toogtay agagarka hotel madiina ee degmada xamar jajab waxaan toogtay oo madax xabad ka ga dhuftay nin ku lebisnaa dirayska ciidanka DKM Somalia abaaro afarta galabnimo waxay dhamaan hawl wa deenada Horn Cable TV Masuuliyiinta suxufiyiinta iyo dhamaan bahda warbaahinta afka soomaaliga ku had asha ay ka tiiraanyeysanyihiin dhacdada dilka marxuum weriye cabdisalaan sheikh xasan xiis ayaa ah barm adow oo ku taala saxafada iyadoo mudooyinki u danbeeyey suxufiyiin badan lagu laayey magaalada muqdis ho.



Cabdisalaan Sheikh Xasan Xiis , waxa ifka kaga tagay 3 caruur iyo xaas kuwaasi oo aan siweyn ugu tacsiyad eynayno geerida naxdinta leh eek u timid geeriduna waa xaq alle ha u naxariisto marxuum oo siweyn ayaan u xasuusan doonaa mana ilaawi doono waa halyey saxaafada somalida ka baxay alle ha u naxariisto. Aamin aamin



Waxaa halkan tacsi tiiraanyo leh gaadhsiinayaa dhamaanba Hawlwadeenada HCTV ee Somaliland, Somaliya, Kenya, UK, iyo Wadamada kale ee xafiisyada uu ku leeyahay Horn Cable TV.



Farxaan Haji Ali Ahmed ( Mulkiilaha HCTV)
Abdillaahi Cumar Wayab HCTV Program & News Producer
Maxamed Abdi Iliga Agaasimaha HCTV
Eng Caydaruus Ismaaciil Cabdi Madaxa Editorsa HCTV
Xamse Cai Bulbul HCTV hargeysa Somaliland
Maxamed Bashiir Sheekh C.raxmaan Wakiilka HCTV Wadanka Jabuuti
Wakiilada HCTV ee Gobolada JSL
Cali Aadan Dahir HCTV Ceerigaabo
Keyse Axmed Digale HCTV Burco
Cabdikariim Siciid Saalax HCTV Berbera
Cabdale Cali Yuusuf HCTV Borama
Aadan Cabdi Ciidle HCTV Gabiley
C.raxman Cali Ducaale HCTV lascanod
Wakiilada HORN CABLE TV ee Aduunyada oo dhan ayaa tacsi tan la mid ah diraya.





 

 

 

 







Abdikarim Said Salah.

Journalist Work For
Horn Cable Television,
Geeska Afrika Journal,
Berbera office
Contact :
Mobile: +25224441209
+25279380351
suldaan14@yahoo.com
facebook.com/cabdikariim12
twitter.com/#!/hctvreporter