Tacsi Tiiraanyo Leh oo Ku Socota Qoyskii iyo Qaraabadii uu Ka baxay Alle Ha unaxariistee Marxuum Sheekh Ismaaciil aadan Axmed oo ku Geeriyooday Hargeisa
 


Aabo C/kariin Cali Buux
Hooyo Caasha Axmed Sugaal
Maxamed C/kariin Cali iyo Xaaskiisa
Mustafe C/kariin Cali iyo Xaaskiisa
Raxma C/kariin Cali iyo Odaygeeda
Muxiyadiin C/kariin Cali iyo Xaaskiisa
Ismaaciil C/kariin Cali iyo Xaaskiisa
Hodan C/kariin Cali iyo Odaygeeda
Yuusuf C/kariin Cali
Sacad C/kariin Cali
Khaalid C/kariin Cali
Amiira C/kariin Cali
Asma C/kariin Cali
Axmed yaasiin Mawliid
Rooble Cabdi Muuse
Muuse Maxamuud Ciise (Dalmar)
Yurub Axmed Sugaal
Saynab Axmed Sugaal
Xasan Cabdi Madar iyo Caruurtiisa
Rashiid axmed Sugaal
Nimco Cali ibraahin
Hinda Cali Ibraahin
yaxye Cali ibraahin
Xasan Looyar

Dhamaan Dadkaasi waxay Tacsi Tiiraanyo leh udirayaan Eheladii, Qaraabadii iyo Awlaadii uu ka Tagay Marxuum Sheekh Ismaaciil aadan Axmed oo ay ka mid ahaayeen Siciid Sheekh, Kamaal Sheekh, ayaan, Hoodo iyo Hibo waxaanay illaahay uga baryayaan inuu Naxariistii janno ka Waraabiyo, dhamaanteena Samir iyo Iimaan Saadiqa inaga Wada Siiyo. Aamiin.