Telefishanada dda Gaarka Loo Leeyahay Oo Joojiyay Tabin ta Cajaladd
Laga Soo Duubay Madaxweyne Siilaanyo Oo Uu Kaga Hadlay Khilaafka
KULMIYE
Hargeysa (TNN):- Madaxweynaha Somaliland ayaa maanta Laga soo
duubay Cajalad loogu talo galay in loo qaybiyo warbaahinta, taas oo
uu kaga hadlayay Khilaafka Xisbi ga Kulmiye iyo walib a xaalada uu
xisbigii laga soo doortay ku sugan yahay.
Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo Somaliland ka arriminayay
afartii sano ee la soo dhaa fay, ayaa markii labaad laga duubay
Muuqaal iyada oo loogu talo galay in loo qaybiyo warbaahi nta Madaxa
banaan ee Telefishanada, Wargeysyada iyo Mareega ha.
Telefishanada ka hawl gala Magaaladda Hargeysa ayaa ka biyo diiday
Muuqaalkaas loo soo duubay isla markaana loo qaybiyay, Waxaanay ku
jajabiyeen isla xarunta Madaxto oyada oo loogu dhiibay.Masuuliyiinta Telefishanada gaarka loo leeyahay ayaa talaaba dan ay
ku dhaqaa qeen ay u noqonaysaa mid u horseedi karta isku xidhnaan.
Timacade News Desk
Hargeysa,Somaliland
|