Marxuum Sacad Muuse Nadiif

 

 

Timacadde Readers Club (TRC) Waxay Tacsi tiiraanyo leh U Dirayaan Qoyskii iyo Qaraabadii uu Ka baxay Marxuum Sacad Muuse Nadiif oo ahaa Gudoomiyihii Waxbarashada Gabiely.


1. Mahdi Sh.Cabdi Axmed
2. Mustafe Abdikariin ali (Mustafe Future)
3. Axmed Sh.Nuur Ducale (Axmed Biito)
4. Siciid Khadar C/laahi
5. Axmed C/laahi Yuusuf
6. Rashiid Haybe (Daacad)
7. Naciima yuusuf Cilmi
8. Amaal C/raxman Cilmi
9. Maxamed Maxamuud Arts
10. Axmed maxamed Shaqale
11. Axmed maxamed Axmed
12. Cigaal Cismaan Almis
13. Nimco Muxumed Ibraahin
14. Mustafe C/qaadir Shiine
15. Jamiila Maxamed Cumar
16. Ismaaciil Aadan Nuur
17. maxamed Dayib Aw Cali
18. Sacad Cabdi C/laahi
19. Mukhaar C/laahi maxamuud
20. Abwaan Cabdi Cali Xirsi
21. Abwaan C/raxman Baas
22. Abwaan Mukhtaar Xuseen yey


Waxaan dhammaantayo tacsi naxdin iyo tiiraanyo leh u diraynaa,Eheladii, Qaraabadii iyo  U madda Reer Somaliland ee uu ka baxay Marxuum Sacad Muuse Nadiif oo Maanta ku  Geeriy ooday Magaalada Arabsiyo ee Gobolka Gabiley


Waxaan ilaahay uga baryeynaa inuu marxuumadda jannadii fardawsa ka waraabiyo,dham maanteenna samir iyo iimaan innaga siiyo,Aamiin,Aamiin, Aamiin