U CODEE RIYAALE OO DUMI SOMALILAND

 

Duminaayow waa Riyale:Macnaheedu wuxu yahay;Doorashadii Riyale waxay suurtagalaysay in cadowga Somaliland ay inoo jaangooyaan qaabka siyasadeed ee aynu ku dhaqano.Si ay taasi inoo dhaxalsiiso burbur iyo baabaŽ.Taasi waxay ka cadahay qaabka siyaasadeed ee ay ku dhaqanto xukumada Riyale.

Talada ugu wayn waxa ay ka qaadataa xukuumadaasi Ismacil Cumar Gele,oo aynu oganahay halka u ka taaganyahay qadiyada Somaliland.Riyale isaga oo ku lingaxan maqaarka Somliland aanse uurka iyo qalbigaba ka ahayn Somaliland ayaa waxaa u hirgashay in u marinhabaabiyo dad badan oo daacad u ah Somaliland .

Riyale iyo in badan oo ka tirsan wasiiradiisa,golaha gurtida iyo golaha baarlamaanka oo ay ka goŽantahay in Somaliland aan la aqoonsan ayaa waxa ay u suurtagaliyeen in u Riyale  xaq  da rro ku haysto Somaliland.Si; ay arrintaasi ugu meelmarto waxa ay goosteen in aan wax doorasha ah laga samayn Somaliland.

Riyale marna kama ay soo guŽin in uu daacad u noqdo Somaliland ,ta kaliya ee u  aaminsan  y ahay waa duminta Somaliland.Inta rabta duminta Somliland ...............Waa Riyale.

 

 


Xasan Cabdi Max

Toronto ,Canada