Urur Siyaasadeedkii Hadhay ee Dalsan oo berri ku biiri do ona
Kulmiye iyo Ismaaciil Yare oo mar labaad hoos yimi Muj.Muuse Biixi
Mujaahid Muuse Biixi iyo Ismaaciil yare oo ah markii labaad ee ay
Xisbiga kulmiye ku midooba an
Hargeysa (TNN)-Urur Siyaasadeedkii Hadhay ee Dalsan ayaa maalinta
barri ah si rasmi ah ug u biiri doona Xisbiga Talada haya ee Kulmiye,
Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Muu se Cabdi iyo hogaamiyaha Ururkii
Dalsan Ismaaciil Aadan Cismaan (Ismaaciil Yare) ay aa shalayto Ergo
Ar daagooda ah oo muddoba wadwaday dhexdhexaadin iyo sidii wixii
tuurxaan,hibasho iyo ka la-tabasho dhex yaala labadaas masuul u soo
afjari lahaayee n ayaa shalay gelinkii danbe ku guulaysaty inay isa
soo hor fadhiisiyaan Muuse biixi iy o Ismaaciil Yare isagoo mid
kastaaba u heelan yahay wada-xaajood dhexmara.
Mujaahid Muuse Biixi iyo Ismaaciil yare oo ah markii labaad ee ay
Xisbiga kulmiye ku midooba an ayaa heshiis qalinka ku wada duugay
iyaga oo si rasmi ah isugu biiri doona maalinta barri ah.
Lama Garan karo Heshiiska Ismaaciil aadan La yeelan karo Waxa uu
yahay isaga oo M arkii uu Ururka Samaysay ka Baxay Xisbiga Kulmiye
haatana dib ugu soo laabtay isaga oo Ururkiisii wata.
Timacade News Desk
Hargeysa ,Somaliland
|