WAR-SAXAAFADEED



Anagoo ah Ururka ay ku midoobeen Dhalinyarada Gobolka Saaxil ,waxaanu si ba’an u canb aare ynaynaa isku daygii dilka ahaa ee loo maleegay xildhibaan Maxamed Faarax Qabile, oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland.Ururka oo shir balaadhan iskugu yimid ayaa waxay si kulul canbaa reyn dusha uga tuureen cidii ka danbeysay isku daygii dilka ahaa ee loo soo maleegay xildhib aan Maxamed faarax Qabile oo si dirqi ah kaga badbaaday, ka dib markii la isku dayay in dil qor sheysay loo maleego xildhibaanka ,arintaasi Ururku si aad iyo aad u w eyn ayuu u canbaareyna yaa.

Ururka dhalinyarada Gobolka Saaxil waxa uu talooyin u soo jeedinayaa Gudida Beesha Ciise Mu use ee DAN IYO DUCO ,waxaanu Ururku u soo jeediyey in shir arintaasi ku saabsan lagu qabto Berbera, waayo waxa jira qorshayaal qarsoon oo la iskaga horkeenayo Beesha Ciise Muuse. Qorshahaasi oo hadii aan laga hor tegin khatar ku ah walaaltinimada iyo wada nool aanshaha Beesha Ciise Muuse, sidaasi daraadeed waxaa muhiim ah in Gudida Beesha ee D an iyo Duco ari ntaasi shir deg deg ah ka yeelato.

Waxa kale oo uu Ururku talooyin u soo jeediyey Qurba Jooga Beesha Gobolka Saaxil ,waxa nu Ururku u soo jeediyey in ay iyaguna arintaasi shir deg deg ah ka yeeshaan, isla markaa na ay dadkooda gudaha ku sugan arintaasi kala hadlaan, waxana muhiim ah in Qurba joog ta Gobolka Saaxil ay sii dar dar geliso isku xidhnaanta dhexdooda , oo ay u midoobaan ari maha halista ku ah Gobolka.

Waxa sidoo kale Ururku ugu baaqay labada Xisbi Mucaarad , oo u soo jeediyey inay iyaga laftig oodu mowqif adag iska taagaan inay arimahaasi ka hor tagaan ,waayo waxaa dhawa anahan s oo baxayay isku dayo dilal qorsheysan oo loo maleegayo masuuliyiinta mucaar adka ah ,ee miisa anka ku dhex leh bulshada Somaliland dhexdeeda.

Ugu danbeytii , waxa uu Ururku ugu baaqay xukuumada oo iyada lagu eedeeyay inay ka da nbey say isku dayga dilalkaasi qorsheysan, inay hadii aysan ku lug lahayn si deg deg ah c adaalada u horkeento dadkii ka danbeeyey isku dayadaasi dilalka qorshaysay.
 

 


Ururka Dhalinyarada Gobolka Saaxil

Email:Saaxil-Group@gmail.com

Berbera/Somaliland