Uuruka ardayda Somaliland ee dalka Turkiga,oo magaal ada Istanbul ku qaabilay wufuud ka socotay Jaaliyada Somaliland ee North America


Turkey (TNN):-Uuruka Ardayda somaliland Ee dalka Turkiga Ayaa xalay oo bishu ahayd 13.09.2015 waxa uu magaalada Istanbul ee Dalka turkiga uu ku qaabilay  wufuud ka socotay Jaaliyada somaliland ee North  Ame rica kuwaasoo kulan wadareed casho la qaadatay Ururka ardayda somaliland ee dalka Turkiga Iyo jaaliyada somalland ee dalka Turkiga ,

wafdigan oo ay hogaminaysaa marwo Suhuur Hassan Abiib oo ah safiirka wareega ee xisbiga wadani , iyado o ku hadlaysa afka wafdigii waya waxay ardayda kula kala hadashay doorka waxbarasho iyo mustaqbalka d haliyarada ,halkaasoo ay sheegaty in xisbi ahaan kala qayb qaadan doonto sanadada soo socda xuska maali nta Xuska 18 may ee ay qabtan ururka ardayda somaliland e turkey

Kulankas inti lagu guda jiray ayay fikiro iyo taloyin is dhaafsaden wafdiga iyo ardayda iyo jaliyad somaliland e ku nool wadankan turkey,waxa kale oo kulankasi inti lagu gudajiray safirka warega e xisbiga wadani ka dha wajisay inay usi gogol xadhayso sidi ay laan wadani ah uga furi lahayen wadankan turkey gudihisaKulankasi ayaa gagaba gabadi waxa ka hadlay qaar kamida gudida ardayda iyo jaaliyada somaliland e wadankan turk ey ku nool waxany uga mahad celiyen safirka iyo waftigisa booqashada ay ugu yimaden iyago ka dhawajiyey inay cidkasta o wadankan ugu timada o somalilander ah ay kuso dhaweyan magaca somaliland iyagon xisbiy o u eegayn
 

 



Xafiiiska Guud EE Ururka Ardayda Somalialnd Ee Dalka Turkiga
Istanbul-Fatih/ Turkey
Email: Info@ssatr.com
ssat.org.tr@gmail.com
www.ssatr.com