Wadada BURCO IYO CEERIGAABO
02-03-2014 KUNA BEEGNAYD Maalin AHAD ah
oo uu ka dhacay shir aad u balaadhan magaalada * DEN HAAG * ee
wadanka Hollan oo ay qabsadeen Dadka u dhashay ama ka soo Jeeda
wadanka soomaliland ee degaaankooyahay magaalada kor ku xusan.
halkaana ku soo casumey gudidii guud ee Wadada ceerigaabo ee Dalka
Hollan ayna ka soo qaybgaleen Gudoomiyaha iyo Guidoomiye kuxigeenku.
shirkaas oo ku bilowday hab casriyeysan oo aad u Degan is qaderin
badanina ka dhex muuqato shacabka halkaa ka soo qabgalay ayna Ugu
Baaqeen dhamaan walaala hooda boerenkool ee ku nool Hollan inay
sidooda oo boerenkool Ugu daydaan dhismaha wadana la Dardar geliyo.
isla goobtaas waxay ku doorteen hal Xibin gudi Sare * mudane * shan
xubnood gudi hoosaad mudanaay saddex marwooyin laba. magaaladaa kor
ku xusan weeyee u diyaar garoobey wejigii labaad ee wax ka qabshada
WADA ceerigaabo iyagoo kii koobaad dhamaystiray Meela ku tiiriyey
dibna ka soo bandhigidoona waxay soo saareen iyo wax qabad ka
balaadhan ee gobolkaasi muujiyey.
intaas ka dib anigoo ka medio ahaa xubnihii laga soo casumey goobtaa
iyada ah kana qabqaatay Rayi isweydaarsigii iyo hawl galkii halkaa
ka socdey waxyaabaha mudnaanta Aan siinayaa ee Aan halkaa kula
kulmay waxaa ka medio ahaa shacabkii reer somaliland oo mid ah Isku
Rayi ah gacmaha is hayta si wax u wada arkaya Isku duuban qabiil
meel iska dhigay o gaadey kuwa wax ka dhexeeyaan ama wax WADA Lihi
inay yihiin iyaga gaan aana ku gaadhey inay wax wada qabsadaan
maansha, Allah waa wax illaahay loogu Mahad celiyaa. intaan qurbaha
joogeyna waa MarkII iigu HORAY ee Aan sidan oo boerenkool ku Arko
shacabka reer sooomaliland waxaana odhankaraa ama ku cabirayaa
nasrigan illahay baa iska leh laakiin Wadada mideeya Ayaa sabab u
noqotay mala odhankaraa?
GUdoomiyha Xusbiga Kulmiye
Wadanka Hollan
Xasan cade
|