WADANI TORONTO : XAFLAD SAGOOTIS & SOO DHAWAYN


 

 

Toronto  (TNN)-Waxa xaflad qado sharaf ah loo sameeyay Dr Mohamed Fadal oo ka tirsan Hoga anka Sare ee Xisbigga Wadani. Xafladaas oo ka dhacday Toronto, waxa kasoo qayb galay dad miisaan culus ku leh bulshada qaybaheeda kala duwan. Waxa kale oo lagu soo dhaweeyay aqoo nyahano kusoo biiray Xisbigga Wadani , oo ay ka mid yaheen Dr Ibrahim Absiiye, Dr Ali Sugaal iyo Abdirahm Yusuf Ali. axa si qoto dheer loo lafa guray fikrado kala duwan oo ku saabsan mar xaladda uu wadanku ku suganyahay, gaar ahaan dhinacayadda siyaasadda, dhaqaalaha, amnig a, iyo kaalintii uu Xisbigu ka qaadan lahaa. Waxa laysla gartay in si dhakhso ah loo diyaariyo barnaamij dhamaystiran ( comprehensive economic & political program ) oo ku waajahan sidii duruufahaas looga gudbi lahaa.Waxa kale oo laga hadlay arrimo fara badan oo kuseeya xisbig ga.


Xubnaha kas oo qayb galay :

1. Dr. Mohamed Fadal “ Guest of honor “
2. Jama Herad Jama “ Guddoomiyaha Laanta Toronto “
3. Dr Ibrahim Absiiye
4. Dr Saed Sheikh M Abdalla,
5. Dr Ali Sugal
6. Eng Awil Hashi
7. Ali Hassan Maygag Samater “ Head of Media Relations”
8. Ali Ibrahim “ Baqdaadi “
9. Abdirahman Yusuf Ali
10. Ahmed Doobaje
11. Ahmed Abdi “Daacad “
12. Ahmed Ismail Eric
13. Zuhoor Hassan “ Gudd Garabka Haweenka “
14. Zainab Yusuf Haji Aden
15. Amina Abdi Jama
16. Zeinab Ahmed Elmi