WADDANI TORONTO: XAFLADDII QARNIGA

 

 

Waxa Toronto lagu qabtay xaflaad aad u balaadhan oo lagu soo bandhigay b arnaamijka xisbig ga WADDANI ku hogaamin doono Somaliland “ PARTY PO LIT ICAL PROGRAM . Waxa kasoo qayb galay dad wayne aad tiro badan, iyo xildhi baano ka tirsan Golayaasha Baarlamaanka Canada iyo Somaliland. Waxa kale oo kasoo qayb galay wafdi balaadhan oo kasoo kicitimay OTTAWA.

Waxa hadalo qiimo leh ka jeediyay Xildhibaan Jim Karygiannis ( Liberal MP,Ho use of Commons ); Xildhibaan Xussein Egeh, Prof Ibrahim Absiiye, Prof Moha med Fadal, Prof Saed Sheikh ,Abdira hman Cali Dirayse, Guddoomiye Osman Sh eik Dalmar, Marwo Zuhuur Abiib, iyo akhyaar kale oo faro badan.

Waxa lagu soo bandhigay heeso u gaar ah qaranka Somaliland iyo Xisbigga WADDANI. Waxa xi sbigga kusoo biiray xubno iyo taageerayaal cusub, oo ku gancay barnaamijka Xisbigga kuna ba lanqaaday inay kusoo kordhin donaan muruq , maskax iyo maalba.Waxaanu leenahay kusoo dh awaada xisbigga mustaqbalka, dugsigga cadaaladda iyo horumarka.

 


Ali Ibrahim “ Baqdaadi”, Toronto.