WADDANI TORONTO OO KU DEEQAY $ 30,000
“ DAAWO SAWIRO “

 


Toronto (TNN):-Taageerayaasha Xisbiga WADDANI, laantiisa TORONTO iyo nawaaxigeedu w axay abaabuleen xaflad aad u balaadhan oo ay kasoo qayb galeen dadwayne aad u tiro ba dani. Ujeedada xafladdaas loo qabtay ayaa waxay ahayd in taageero dhaqaale loo ururiyo xi sbiga WADDANI iyo soo dhawayn xubno cusub oo kusoo biiray .

Waxa halkaa laga tiriyey heeso, gabayo, iyo buraanburo , waxaana ugu xiiso badnaa Buraa nbur ay tirisay Marwo Nimco Cabdi Sabriye . Waxa xafladda kasoo qayb galay Madaxda lab a da xisbi qaran ee Kulimiye iyo UCID, siyaasiyeen iyo xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiilad a S omaliland .Ugu danabyn taageeryashii madasha kasoo qayb galay waxay ku deeqeen la cag dhan $ 30,000 waxaanay ku boorinayaan dhamaan laamaha xisbiga Dibe d iyo Gudaba inay qabtaan xaflado taageero dhaqaale loogu ururinaayo Xisbiga WADDA NI.Sida laga wa rqab o xisbiga WADDANI waa xisbi laba jir ah oo la tartamaaya laba xisbi qaran oo labaata n jirs ay, waa xisbi ka fog booli qaran iyo hanti ummadeed, waa xisbi sh acbi oo ku dhisan t aagee eradda shacabka.


Ali Ibrahim “Baqdaadi”, Toronto.