Wakiilka Qaramada midoobay u qaabilsan Somalia, Nicholas kay ,ayaa qoraal ka soo saaray  xaalada T
ALEEX

 


Muqdisho (TNN):-"Waxaan ku baaqayaa in la muujiyy dheganaansho,xaaladda laguma xalin karo hab ciidan, dhamaan dhinacyada ay arrintu khuseyso waa in ay muujiyaan dulqaad, kuna kicin ficil keeni karo dagaal,waana in ay sida ugu dhaqsaha badan u damiyaan buuqa jira ama u qaboojiyaan xaaladda,waana in ay ku xalliyaan arrimahoodda si ay ku dheehantahay xasilo oni, nabad iyo isu tanaasulid,dadka Soomaaliyeed way soo dhibtoodeen in ku filan,waxeyna o gyihiin in wax wanaag ah aan lagu gaareeynin dagaal iyo amni la’aan.xafiiska UNSOM iyo Bulsh ada Caalamka ayaa labaduba ku baaqaayo in la muujiyo dulqaad aad u weyn. Waxaan diyaar u nahay inaan dhinacyada ka taageerno wixii dhexdhexaadin ah,” Nicholas
kay

 

 

Timacade News Desk
Muqdisho,Somaliya