Wan wayn ilaa la gawraco, indhihiisu cirka ma arkaan

 


Marka hore ciid mubaarak, dhamaan Timacacde Groub iyo dhamaan reer somaliland dham aan ba, marka xiga halkan waxaan kusoo lifaaqay maqaal ka kor ku xusan, idin koo mahad san ila eega.

Sida dhaqan ka reer guuraaga Somaliland ka mid ah, waxa jira marka reer ku guurayo, ama la dhaan loo dirayo,awr taa la rara. Awr kaa waxa loo dhameeyay rar kiisa, waana laysu d heeli tira, Waxa lagu adkeeyaa, wax loo yaqaano CAYN KA IYO BAYDHA. Labaasi waxay ka ilaaliyaan awrku inaanu dheeliyin, si nabad galyo ahna lagu gaadh siiyo rar kii meeshii lagu talo galay.

Imika in mudo ah, waxaynu la wada soconay, Xusbiga Talada haya, oo dhalan teed isku ma aweelinaya, umadana, tusya sawir aan asal lahayn, oo xaqiiqada ka fog. Waxa umad da la dhac siiyay, inuu yahay, xusbi ku taagan lugaha. Waxa maalin walba soo baxay sarwi kale, oon ahayn kii shalayto layna tusay.

Waxa umad da loo saaray filim , kaas oo maalin walba groub cusubi siday doonay u jilaan .
Tarine kii kulmiye , waxa xumaaday Machine kii( MAKIINAD DII), Wuxu cunaya saliid dii, wa ana la arka qiiquu xaga dambe ka tuurayo. In badan baa lagu waday sidaa, imika wuxuu g aadhay inuu isku daro( (BIYIHII IYO SALIIDII))

Hore waxa loo yiddi waxa jooga nin kaan garani, waxa soo socda ma garan karo.Maalin tii Abdiraxman Abdulqader, la dulmay, waxa jira rag badan oo maalintaa aad u dhoola cadee yay, Kana mid ahayeen labada mujaahid (Mahamed Kahin, iyo Muse Bixi).
Haday laba libaax oo tagani, Tulud wadaagayso,
Miduun baa ilka ha uma tudhee cuna tagoogaha

Maalin ta qof kii caqli lihi ba wuu arkayay, in Taraine ki kulmiye Makiinadi xumaatay ,culays badana dareemayo. Waxa jira Labada muhaajid inay isu haysteen inay iyagu Shookaan ta hayaan, waxa se cadaatay, in cid kale , shookaan ta hayso. Cidaa shookaan ta haysa, wax ay heshiis ku yihiin in maalin ba mid laga dajiyo, Taraine ka, ilaa iyo intay soo hadhay so in yar oon lahayn miisaan culsu, oo khafiif ah, maalin tii la doonana, dabayshu qaadi karto.

Waxa kale oonay xisaab taba ku darsan reer Somaliland, iyo Mujaahidiin tuba, inaan loogu talo galin, in Kulmiye , xanuun kiisa la baadho, lana daweeyo.Nin ka Kulmiye samays tay wu xuu uugu talo galay, inuu ka dhigto , halkuu isku mashquulin lahaa markuu gaahdo hawl ga b( RETIREMENT ). Waxa iyana jirta, wakhtigaa loogu talo galay Kulmiye, inuu lahaa wakhti cayiman. Imika waxa la gaadhay wakhtigii loog talo galay, inuu khad ka ka baxo., Waana laga saaraya .Hadaba suaashu waxay tahay Somaliland intee in leeg buu gaadh siin kara dhibaato? Jawaab ta waxaan u dhaafaya akhrisayaasha , iyo reer somaliland

Taariikh du waa ma guurto, haday naan ka dhiman, waynu ogaan doonaa. Kulmiye, sidaas bay u abada ah, nabar ka ku dhacayna, kama bogsoon doona, waxooga shashafo ah, baa maalin walba lala daba taagan yay. Shashafana cudur ma daawayso. Cudur kuna sidiisa ba wuxuu leeyahay, wakhti kooban, oo lagu daawayn karo,marka uu gaadho meel aan wax ba laga qaban Karin, aakhir kiisu waa geeri fool xun.

Waxaan hadal ku soo gaba-gabynayaa , Muhaajhidiin tii ku biiray kulmiye, waxay noqdeen
FARDIHII GABOOBAY, FARAS KA GABOOBANA WAA LA TOOG TAA , AAKHIR KA.Sidaas daraa deed, maan ta Cida qarsoon ee kulimye ka arimisaa, waxay goaan ku gaadheen, in mujaahi diin tii is dhaga maraiyay xumaan ta ka dhex socota xusbiga, inay maan ta joogaan, wakh tigii iyaga la sadqayn lahaa.

Waxa kaloo in lays dul taago u baahan, waynu arag naa Kulmiye iyo xaal kiisa, waxa iyana la yaab leh, kuwii Mucaarid ka ahaa, ood moodo iyagana fadhiid, oon wali ka faaiidaysan B urburla Ku soo fool leh, Kulmiye, Sida u dhaqmayaan, qudheeda, waxa mooda inay ku filaat ay, waxaanu nahay Xusbi, wali maysoo bandhigin, hadaf kii umada laga iibin lahaa. Waxaan iyagana ku dhaafayaa Ilkahaan arko, Ilko kama soo jeedaan. Waxaan ilaahay ka baryayaa, inuu inaga nabad galiyo Burburka Kulmiye, inana waafajiyo khayr ka

WAN WAYNI, ILAA LA QAWRACO INDHIHIISU CIR KA MA RAKAAN, MAANTA MOHAMED KA AHIN IYO MUSE BIXI INDHAHOODA CIRKA LA TUSAY.

WAA BILAAHI TAWFIIQ.
 

 


Abdulkhaliq Mohamed