OGAYSIIS BANAANBAXA:Wargalin ku socota Dibad baxay aas ha kasoo qaybgali doonta Mudaharaadka lagaga soo ho rjeedo saldhiga Malateri ee Somaliland iyo Imaraadka

 


 

Waxaa soo baxaya Warar sheegaya inay jiraan Dad doonaya inay Carqaladeeyaan Shacabka Doo naya inay Codkooda ku Muujiyaan Banaanbaxa.

Waxaan Banaanbaxayaasha ku wargelinaynaa:

1) In aan la ogolaan doonin Cid Carqaladaysa Habsami-usocodka Banaanbaxa

2) In Astaanta Qudha ee La ogol yahay tahay Calanka Somaliland iyo Boodhadhka ku Astaysan Diidmada Saldhiga Ciidan ” Against Military Base

3) In lagu Wargeliyey Police ka inay jiraan Qaswadayaal “Diyaar buuna Police ku u yahay ka hortaga iyo Xakamaynta Fidnawalayaasha”

4) Waxaa lagu wargelinayaa in Cidkastoo dhib ka dhex abuurta Goobta Banaanbaxa La marin doono Sharciga.

Balanteenu Waa Maalinta iyo Goobta Banaanbaxa

Daawanaayoow Waa Dalkaagii

Gudida Abaablka Mudaharaadka