Wargeyska cusub ee Hudhudow, ma i maashaa, ma i maraqdaa maroodiyaal cadhale oo cibaadeysta ma iga celin kari?

 

 

 


Maroodiyaal cadho leh oo cibaadeysta, warbaahinta dadweynaha ka difaacada





Adigaa hudhuyahay hawada lalayee huunow Hadrawi hal ma iga gaadhsiin? Wuxuu soo wado ma xaan dsbs wadaa. Waxaanse Tawraad iyo injiili in ay kala tol yihiin.


Adigaa hudhudyahaw hawada lalayee huunow haatuf hal ma iga gaadhsiin? war sugan iyo weedh sugan soo lagama helo


Adigaa Hudhudyahaw hawada lalayee huunow galbeed iyo Bari hadal ma iga gaadhsiin?
Adigaa Hudhudyahaw hawada lalayee huunnow wardadabe sanduuq hadalk ma iga gaadhsiin?
Ugu danbayn maxaa kaa lilaahiya, aragtidaadu maroodiyaal cadho leh oo cid walba leh, culimo leh, siyaasi leh, wargeysyo leh,ree miyi leh, ree nagaal leh, waayeel leh, dhallinyaro, aqoonyahan iyo iindhaw garato leh

Su;alahha kpr ku xusan Haa iyo mid uun dheh. Ilaahay waxaan ka baryayaa in aanada Haa iyo Maya mar wada odhan sida qaarkaa horeeyey boo badan iyo maansayahanada qaarkood.

 

 

 

 

Hamud Duale