JAMHUURIYADDA SOMALILAND

REPUBLIC OF SOMALILAND

Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka UCID

Justice and Welfare Party

حزب العداله والرأفة

 

 

 

 

 

REF/UCID/714/2011                                                                                Date, 10/11/2011:

Burco

Ku: Gudoomiyaha Cusub ee G/Togdheer  ee Xisbiga UCID

Ku:  Gudoomiyihi Hore ee G/Togdheer ee Xisbiga UCID                                                    Burco

Og: Badhashabka G/Togdheer        Burco

Og: Taliyaha Qaybta booliska  ee G/Togdheer        Burco

 

Warsaxafadeed

 

Ujeedo:Xil Magacaabis

 

Ka dib markaanu eegnay xeerka xisbiga UCID kaas oo dhigaya in la buxiyo xubnaha lagu badelay wareegtadii 31 January 2011 ee xilka lagaga joojiyey dhamaan Gudoomiyayaasha Gogolada ee Xisgiba UCID.

Ka dib markaanu wada tashi la yeelanay xubnaha G/Dhexe iyo Xubnaha Xisbiga ee Gobolka Togdheer waxanu isla qaadanay in gudi cusub ,loo magacaabo gobolka taso ku salaysan dib u habaynti mamuulka G/Togdheer ee xisbiga UCID.

 

Waxa uu xisbigu go’aamiyey in dhamaan qalabkii, agabkii iyo gadhiga numberkisu yahay No: 22283  inlagu wareejiyo Gudoomiyaha cusub ee gobolkaa Togdheer ee xisbiga UCID

  1. Gudoomiye: Cismaan Ismaciil Yusuf

Waxanu uu magacawnay gudida G/Togdheer ee xisbiga UCID xubnahan hoos ku qoran

 

  1.  Maxamed Gudi Maxamed wakiilka Gobolada bariga ee Xisbiga UCID
  2. Cismaan Ismaciil Yusuf Gudoomiyaha G/Togdheer
  3. Khaddar Maxamed Xirsi G/ku xigeenka G/Togdheer
  4. Xasan Maxamed Yasiin (af duub) Xoghayaha G/Togdheer

 

Waxaanu dhamaan Gobolada bariga ogaysiinayna in ay hoos imanayaan wakilka xisbiga ee Gobalada bariga (Togdheer,Sanaag iyo Sool).

Sida awgeed Waxaanu mar labaad si sharaf iyo xushmad  leh idinka codsnayna in aydun u fududaysan Gudoomiyah iyo Gudida kor ku xusan hawlahooda shaqo.

 

ALLA                                  MAHAD                             LEH

 

Ku xig, xog, Arr. Gudaha iyo xidhiidhka Gobalada ee Xisbiga UCID

Xusen Xasan Badmaax

 

 

Singture…………………