WARSAXAAFADEED

 

 

Date:February 03,2011


Madaxweynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u dirayaa q oyskii, eheladii uu ka geeriyootay MARXUUM CALI XASAN MAXAMED ( CALI ASAD) oo ku geeriyo oday Dalka  Jabuuti

Alleha u naxariistee Marxuumka oo Beri la Keeni doono Dalka gaar ahaan Hargeisa oo lagu aasi doono.


Marxuumku ,waxa uu ahaa Masuul Xilal kala Duwan ka soo qabtay Dalka.Madaxwaynuhu wuxu IL LAAHAY uga baryayaa Marxuumka , inuu naxariistii Janno ka siyo, qoyskii, eheladii, iyo dhamaan shacabka reer Somaliland ee uu ka geeriyoodayna samir iyo Iiman ka siiyo.
 

 



INAA ILAAHI WA INAA ILAAHI RAAJUCUUN

Cabdillaahi Maxamed Daahir ( Cukuse )


Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.