Warsaxaafadeed:ka Cudur daarasho xil uu ii magacaabey Xisbiga Udub


 

Bismilaahi Raxmaani Raxiim Anigoo ah Maxamed Xuseen Cismaan{Mu,Aadin}waxaan ka  cud ur daaranayaa xil la iimagacaabey oo lagu baahiyey Saxaafada Madaxbanaan Qaarkood  Ga ar Ahaan Wargeyska Jamhuuriya Cadadkiisii Soo Baxay 14/12/2010 kaas oo laygu  magaca abey Xoghayaha Guddi Hoosaadka Shuruucda Iyo Ansha Ee Xisbiga Udub Sababta aan ugu cudurdaaranayaa waxaa weeyi Hada waxaan aheyd Gudoomiye Jaamacadeed sidaa  awge ed iima haboona inaan wakhtigan kumilmo siyaasad taas awgeed baanan ugu  cudurdaaran ayaa waanan u habalyeynayaa Xisbiga hogaanadaa iyo guddiyadaa ay magacaabeen  wax aanan leenahey ilaahey ha idingarab gallo ,lakiin anuu xiligan diyaar uma ahi inaan kaqayb gallo hawlaha siyaasada maadaama oo aan kujirro hawlaha waxbarashada oo aan  gudoo miye ka ahey jaamacad ..


Wabilaahi Tawfiiq Wassalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatu..

 

 



Maxamed Xuseen Cismaan{Mu,aadin}

Gudoomiyaha Jaamacada Lucy

Hargeysa Somaliland