WARSAXAAFADEED

 


Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Maxamuud ( Siilaanyo) waxa uu shacbiga Som aliland mee lkasta joogaanba Dalka Guddihiisa & Debediisaba ugu bushaararaynaa uguna Ha mbalyeynayaa Bisha barakaysan ee Ramadaan oo Kowsatay Illaahayna  wax uu uga baryay aa inuu sannadka sanadkiisa Bash-Bash & Barwaaqo ku gaadhsiiyo, waxa kale oo madaxway nuhu uu dhambaalkan mid la mida u dirayaa Shucuubta Islaamka ee Caalamka oo dhan.
 

 


Afhayeenka Madaxtoooyada
Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse)