Wasiir Samaale Oo Dhaqan-galiyay Tacriifada Cashuuraha Ee 2014

 


Ku: dhamaan maamule yaasha kastamada fadhiyadooda

Ku: dhamaan maamuleyaasha Cashuuraha fadhiyadooda

Ku dhamaan xisaabiye yaasha Gobolada/degmooyinka Fadhiyadooda

Og: dhamaan wasaaradaha iyo Hay’adaha Dawlada fadhiyadooda

Og: Gudoomiye yaasha Golaha Deegaanka fadhiyadooda

Og: Taliyeyaasha qaybaha Booliska Fadhiyadooda

Og: Gudoomiyeyaasha Gobolahad Fadhiyadooda

Og: Agaasime yaasha Wasaarada Maaliyada Hargeysa

Og: Xisaabiyaha Guud ee Dawlada Hargeysa

Og Agaasimaha Guud ee Wasaarada Maaliyada Hargeysa

Og: Taliyaha Ciidana Booliska Hargeysa

Og: Hanti dhawraha Guud ee Qaranka Hargeysa

Og: Wasiirka Wasaarada Ganacsiga Hargeysa

Og: Wasiiru Dawlaha Wasaarada Maaliyada Hargeysa

Og: Wasiirka Wasaarada Horumarinta Reer Miyiga Hargeysa

Og: Wasiirka Wasaarada Tamarta iyo Macdanta Hargeysa

Og: Wasiirka Wasaarada Beeraha Hargeysa

Og: Gudiga dhaqaalaha ee Golaha Wakiilada Hargeya

Og: Shir Gudoonka Golaha Wakiilaa Hargeya

Og: Madaxweynaha JSL

Ujeedo: dhaqan galinta



Anigoo tixraacaya Warqada Madaxweynaha ee tirsigeedu yahay J.S.L/M/XERM/249-2172/112 013 ee 24/11/2013 iyo xeer madaxweyne no: 0369/112013 oo lagu baahiyey dhaqan galka lifa aqa wax ka badelka tacriifadaha Cashuuraha iyo liisamada iyo warqada Golaha Wakiilada ee tirsi geedu yahay GW/WAK/04/147/2013 ee 24/11/2013 kuna ansixiyeen Waxkabadelka tacriifada Cashuuraha

Sidaa awgeed waxa saraakiisha warqadani ku socoto lagu war galinayaa inay dhaqan galiyaan wax ka badalka tacriifada Cashuuraha iyo liisamada ee halkan ku lifaaqan laga bilaabo 01/01/2014 madaxda ogaysiinta ku lehna waxa laga codsanayaa inay gacan buuxda ku siiyaan fulinta sharcig an kaas oo hirgalintiisu wax wayn ka tari doonto ka midho dhalinta Miisaaniyada 2014″







Allah mahad leh

Cabdi Casiis Maxmaed Samaale

Wasiirka Wasaarada Maaliyada